Maamulka gobolka Banaadir & Wasaaradda Waxbarashada Somalia oo kala saxiixday heshiis (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo ka qeyb galayey Munaasabad ay heshiis dhanka Waxbarashada ah ku kala saxiixanayeen Maamul gobolka iyo Wasaaradda Waxbarashada dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay dar-dar gelinayaan dadaalada horumarinta waxbarashada asaasiga ah ee gobolka. Heshiiskan ayaa dhigaya in Maamulka Gobolka Benaadir lagu wareejiyo gacan … Continue reading Maamulka gobolka Banaadir & Wasaaradda Waxbarashada Somalia oo kala saxiixday heshiis (Daawo Sawirro)